Ar-Rum 30:39

Compare 2 Somali translations

وَمَا آتَيْتُمْ مِنْ رِبًا لِيَرْبُوَ فِي أَمْوَالِ النَّاسِ فَلَا يَرْبُو عِنْدَ اللَّهِ ۖ وَمَا آتَيْتُمْ مِنْ زَكَاةٍ تُرِيدُونَ وَجْهَ اللَّهِ فَأُولَٰئِكَ هُمُ الْمُضْعِفُونَ

القرآن الكريم

DragHold to move · × to hide

Waxaad bixisaan oo ribo ah, si aad uga badsataan maalka dadka, ma badnaado Alle agtiis; wixiise aad bixisaan oo sako ah idinkoo doonaya Wejiga Alle, waa kuwaa kuwa heli ajar labo laab ah.

Abdullah Hasan Yaqoub

waxaad bixisaan oo Ribo ah si aad uga badsataan xoolaha dadka ma badnaado Eebe agtiisa, wixiise aad bixisaan oo Zako (xalaal ah) idinkoo ku dooni Wajiga Eebe kuwaas waa loo laablaabi.

Mahmud Muhammad Abduh