Al-Ahzab 33:18

Compare 2 Somali translations

قَدْ يَعْلَمُ اللَّهُ الْمُعَوِّقِينَ مِنْكُمْ وَالْقَائِلِينَ لِإِخْوَانِهِمْ هَلُمَّ إِلَيْنَا ۖ وَلَا يَأْتُونَ الْبَأْسَ إِلَّا قَلِيلًا

القرآن الكريم

DragHold to move · × to hide

Alle dhab ahaan waa og yahay kuwa idinka mid ah ee ka reeba 'dadka jihaadka Jidka Alle', iyo kuwa ku yidhaahda walaalahood: Noo kaalaya; mana yimaadaan dagaalka in yar ma’ahee.

Abdullah Hasan Yaqoub

Dhab ahaan yaa Eebe u ogyahay kuwa reebayaalka ah (ku cabsiinta dagaalka) oo idinka mid ah iyo kuwa ku dhaba Walaalahooda (munaafiqiinta ah) noo imaadda Dagaalkana ma tagaan wax yar mooyee.

Mahmud Muhammad Abduh