Wuxuu idin dhaxalsiiyey dhulkooda iyo guryahooda iyo maalkooda iyo dhul aydaan (hadda ka hor) cag dhigin. Alle wax walba wuu Karaa.
Al-Ahzab 33:27
Compare 2 Somali translations
وَأَوْرَثَكُمْ أَرْضَهُمْ وَدِيَارَهُمْ وَأَمْوَالَهُمْ وَأَرْضًا لَمْ تَطَئُوهَا ۚ وَكَانَ اللَّهُ عَلَىٰ كُلِّ شَيْءٍ قَدِيرًا
DragHold to move · × to hide
wuxuuna idin dhaxalsiiyey Dhulkoodii Guryahoodii iyo xoolahoodii, iyo Dhul aydaan hadda ka hor ku joogsan, Eebana wax kasta (oo uu doono) wuu karaa.