Al-Ahzab 33:39

Compare 2 Somali translations

الَّذِينَ يُبَلِّغُونَ رِسَالَاتِ اللَّهِ وَيَخْشَوْنَهُ وَلَا يَخْشَوْنَ أَحَدًا إِلَّا اللَّهَ ۗ وَكَفَىٰ بِاللَّهِ حَسِيبًا

القرآن الكريم

DragHold to move · × to hide

(Waxaa ammaan mudan) kuwa gaarsiiya dadka Farriimaha Alle oo ka baqa, oo aan ka baqin cidna Alle maahee. Alle ku filan xisaabiye ahaan.

Abdullah Hasan Yaqoub

(waxaa amaan mudan) kuwa gaadhsiiya (Dadka) Fariimaha Eebe kana cabsada Eebe, oon kana cabsan Axad ka soo hadhay, Eebaana ku filan, Xisaabiye (Kaalmayn).

Mahmud Muhammad Abduh