Al-Ahzab 33:45

Compare 2 Somali translations

يَا أَيُّهَا النَّبِيُّ إِنَّا أَرْسَلْنَاكَ شَاهِدًا وَمُبَشِّرًا وَنَذِيرًا

القرآن الكريم

DragHold to move · × to hide

Nabiyow! Hubaal waxaan Annagu kuu soo dirnay inaad ahaato markhaati, bishaareeye iyo dige ahaan.

Abdullah Hasan Yaqoub

Nabiyow waxaanu ku dirray adoo marag ah, oo bishaarayn oo digi.

Mahmud Muhammad Abduh