Al-Ahzab 33:56

Compare 2 Somali translations

إِنَّ اللَّهَ وَمَلَائِكَتَهُ يُصَلُّونَ عَلَى النَّبِيِّ ۚ يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا صَلُّوا عَلَيْهِ وَسَلِّمُوا تَسْلِيمًا

القرآن الكريم

DragHold to move · × to hide

Hubaal Alle iyo Malaa'igtiisu waxay ku salliyaan Nabiga, ee kuwa (Xaqa) rumeeyow! Ku salliya oo salaama salaan la yaqaan.

Abdullah Hasan Yaqoub

Eebe iyo Malaa'igtiisu waxay ku sallin (amaani) Nabiga, ee kuwa (xaqa) rumeeyow ku Salliya korkiisa oo salaama Salaan.

Mahmud Muhammad Abduh