Waxay odhan: Rabbigayow! Waxaan adeecnay madaxdayadii iyo odayaashayadii, oo naga lumiyeen Jidka (Toosan ee Islaamka).
Al-Ahzab 33:67
Compare 2 Somali translations
وَقَالُوا رَبَّنَا إِنَّا أَطَعْنَا سَادَتَنَا وَكُبَرَاءَنَا فَأَضَلُّونَا السَّبِيلَا
DragHold to move · × to hide
Waxayna dhihi Eebow waxaan Adeecnay Madaxdannadii iyo kuwii noowaaweynaa waxayna naga dhumiyeen Jidkii.