Saba' 34:53

Compare 2 Somali translations

وَقَدْ كَفَرُوا بِهِ مِنْ قَبْلُ ۖ وَيَقْذِفُونَ بِالْغَيْبِ مِنْ مَكَانٍ بَعِيدٍ

القرآن الكريم

DragHold to move · × to hide

Waxay dhab ahaan horey ugu gaaloobeen (Xaqa), waxayna kaga sheegayeen been waxyaalaha aan muuqan ee Ghaybka ahaa xagga meel fog.

Abdullah Hasan Yaqoub

Dhab ahaanna waa iyagii uga gaaloobay xaqa, horray ay ka tuurayeen waxayan ogayn meel fog.

Mahmud Muhammad Abduh