Ma sinna kuwa nool iyo kuwa meydka ah. Alle Wuxuu wax maqashiiyaa cidduu doono, adiguna wax ma maqashiin kartid kuwa ku jira qubuuraha.
Fatir 35:22
Compare 2 Somali translations
وَمَا يَسْتَوِي الْأَحْيَاءُ وَلَا الْأَمْوَاتُ ۚ إِنَّ اللَّهَ يُسْمِعُ مَنْ يَشَاءُ ۖ وَمَا أَنْتَ بِمُسْمِعٍ مَنْ فِي الْقُبُورِ
DragHold to move · × to hide
Mana eka kuwa nool iyo kuwo dhintay, Eebana wuxuu wax maqashiiyaa cidduu doono, mase maqashiin kartid cid qubuur ku sugan (gaaladuna) waa wax dhintay oo kale).