Ya-Seen 36:45

Compare 2 Somali translations

وَإِذَا قِيلَ لَهُمُ اتَّقُوا مَا بَيْنَ أَيْدِيكُمْ وَمَا خَلْفَكُمْ لَعَلَّكُمْ تُرْحَمُونَ

القرآن الكريم

DragHold to move · × to hide

Marka (gaalada) lagu yidhaahdo: Iska jira waxa ah hortiinna iyo waxa ah gadaashiinna si la idiinkugu naxariisto 'ma maqlaan'.

Abdullah Hasan Yaqoub

Markaa gaalada lagu dhaho ka dhowrsada waxa hortiina ah iyo waxa gadaashiina ah waxaad udhawdihiin in laydiin naxariistee (ma maqlaan).

Mahmud Muhammad Abduh