Ya-Seen 36:51

Compare 2 Somali translations

وَنُفِخَ فِي الصُّورِ فَإِذَا هُمْ مِنَ الْأَجْدَاثِ إِلَىٰ رَبِّهِمْ يَنْسِلُونَ

القرآن الكريم

DragHold to move · × to hide

Buunkaa la aafuufi, mise kolkaa bay qubuurahooda ka soo yaaci iygoo u degdegaya xagga Rabbigood.

Abdullah Hasan Yaqoub

Suurkaa la afuufi markaasaa dadku qubuurahooda xagga Eebahood uga soo dagdagi.

Mahmud Muhammad Abduh