Saad 38:33

Compare 2 Somali translations

رُدُّوهَا عَلَيَّ ۖ فَطَفِقَ مَسْحًا بِالسُّوقِ وَالْأَعْنَاقِ

القرآن الكريم

DragHold to move · × to hide

Ii soo celiya, markaasuu wuxuu billaabay inuu ka masaxo addimmada iyo luqumahooda.

Abdullah Hasan Yaqoub

ii soo celiya wuxuuna bilaabay inuu ka taabto Dhudhumade iyo Luqunta (uu gawraco sadaqo darteed).

Mahmud Muhammad Abduh