Saad 38:7

Compare 2 Somali translations

مَا سَمِعْنَا بِهَٰذَا فِي الْمِلَّةِ الْآخِرَةِ إِنْ هَٰذَا إِلَّا اخْتِلَاقٌ

القرآن الكريم

DragHold to move · × to hide

Weligayo kuma aanu maqal (arrin)kan oo kale diintii kale. (Arrin)kani ma aha waxaan aheyn been abuur.

Abdullah Hasan Yaqoub

Manaan kumaqlin tanoo kale diintii kale (Nasraaniyada) arintan Eebe kaliya waa wax la been abuurtay.

Mahmud Muhammad Abduh