Az-Zumar 39:61

Compare 2 Somali translations

وَيُنَجِّي اللَّهُ الَّذِينَ اتَّقَوْا بِمَفَازَتِهِمْ لَا يَمَسُّهُمُ السُّوءُ وَلَا هُمْ يَحْزَنُونَ

القرآن الكريم

DragHold to move · × to hide

Wuxuuna Alle (ka) badbaadin (Naar) Kuwa (xumaha) iska jira liibaantooda darteed, ma taabato xumaan, mana murugoodaan.

Abdullah Hasan Yaqoub

Wuuna koriyaa Eebe kuwa dhawrsaday liibaantooda darteed, mana taabto xumaanu mana murugoodaan.

Mahmud Muhammad Abduh