Az-Zumar 39:70

Compare 2 Somali translations

وَوُفِّيَتْ كُلُّ نَفْسٍ مَا عَمِلَتْ وَهُوَ أَعْلَمُ بِمَا يَفْعَلُونَ

القرآن الكريم

DragHold to move · × to hide

Naf walbana waxaa loogu oofin si dhan waxay fashay; Isagaana (Alle) dhab u Ogsoon waxay camal falaan.

Abdullah Hasan Yaqoub

Waxaana loo oofin (dhameyn) nafkastaa waxay camalfashay, Eebana waa ogyahay waxay camalfalayaan.

Mahmud Muhammad Abduh