Qofkii kasbada gef ama denbi, markaas ku eedeeya mid aan waxba galabsan, wuxuu xambaartay been abuurasho iyo denbi iska cad.
An-Nisa' 4:112
Compare 2 Somali translations
وَمَنْ يَكْسِبْ خَطِيئَةً أَوْ إِثْمًا ثُمَّ يَرْمِ بِهِ بَرِيئًا فَقَدِ احْتَمَلَ بُهْتَانًا وَإِثْمًا مُبِينًا
DragHold to move · × to hide
Ruuxii kasbada Gaf ama Dambi markaas ku gana Dambiga (ku sheega) mid barii ah wuxuu Xambaartay Been abuurasho iyo Dambi Cad.