Ghafir 40:11

Compare 2 Somali translations

قَالُوا رَبَّنَا أَمَتَّنَا اثْنَتَيْنِ وَأَحْيَيْتَنَا اثْنَتَيْنِ فَاعْتَرَفْنَا بِذُنُوبِنَا فَهَلْ إِلَىٰ خُرُوجٍ مِنْ سَبِيلٍ

القرآن الكريم

DragHold to move · × to hide

Waxay odhan: Rabbigayow! Waxaad naga yeeshay meyd (aan nafi ku jirin) labo jeer, oo na siisay nolol labo jeer. waan qirsannahay dunuubtayada’e, ee ma jiraa jid looga baxo (Naarta)?

Abdullah Hasan Yaqoub

Waxay dhihi Eebow waxaad na dishay laba jeer waxaadna na noolaysay laba jeer waana qiranay dambiganagii ee ma suuroowdaa jid naarta looga baxo.

Mahmud Muhammad Abduh