Ghafir 40:17

Compare 2 Somali translations

الْيَوْمَ تُجْزَىٰ كُلُّ نَفْسٍ بِمَا كَسَبَتْ ۚ لَا ظُلْمَ الْيَوْمَ ۚ إِنَّ اللَّهَ سَرِيعُ الْحِسَابِ

القرآن الكريم

DragHold to move · × to hide

Maalinta (Qiyaamaha) naf walba waxaa lagu abaal marin waxay kasbatay (khayr ama shar), dulmi ma jiro Maalintaa. Hubaal, Alle wuu ku Dhaqso badan yahay xisaabinta.

Abdullah Hasan Yaqoub

Maanta (Qiyaamada) waxaa laga abaalmarin nafkastaa waxay kasbatay, dulmina majiro Maanta, Eebana wey dag dag badantahay xisaabtiisu.

Mahmud Muhammad Abduh