(Allaah) Rabbigiin wuxuu yidhi: I barya waan idinka aqbaliye (baryada); hubaal kuwa iska weyneeya baryadeyda, waxay geli Naar iyagoo dullaysan.
Ghafir 40:60
Compare 2 Somali translations
وَقَالَ رَبُّكُمُ ادْعُونِي أَسْتَجِبْ لَكُمْ ۚ إِنَّ الَّذِينَ يَسْتَكْبِرُونَ عَنْ عِبَادَتِي سَيَدْخُلُونَ جَهَنَّمَ دَاخِرِينَ
DragHold to move · × to hide
Wuxuu yidhi Eebehiin i barya aan idiin ajiibee, (aqbalee) kuwa iska weyneeya cibaadadayda waxay gali doonaan naarta jahannamo, iyagoo dulleysan.