Wuxuuna ka yeelay Kalimadda (Towxiidka) mid ku baaqi ah durriyaddiisa dhexdooda, si ay (Xaqa) ugu noqdaan.
Az-Zukhruf 43:28
Compare 2 Somali translations
وَجَعَلَهَا كَلِمَةً بَاقِيَةً فِي عَقِبِهِ لَعَلَّهُمْ يَرْجِعُونَ
DragHold to move · × to hide
Wuxuuna kayeelay Kalimada (tawxiidka) tii ku baaqi ah Faraca Ibraahiim si ay xaqa ugu noqdaan.