Az-Zukhruf 43:60

Compare 2 Somali translations

وَلَوْ نَشَاءُ لَجَعَلْنَا مِنْكُمْ مَلَائِكَةً فِي الْأَرْضِ يَخْلُفُونَ

القرآن الكريم

DragHold to move · × to hide

Haddaan doonno, waxaan idinka yeeli lahayn malaa'ig dhulka u hadha.

Abdullah Hasan Yaqoub

Haddaan doono waxaan idiinka yeelilahayn Malaa'ig badalkiina Dhulka u hadha.

Mahmud Muhammad Abduh