Ad-Dukhan 44:49

Compare 2 Somali translations

ذُقْ إِنَّكَ أَنْتَ الْعَزِيزُ الْكَرِيمُ

القرآن الكريم

DragHold to move · × to hide

(Waxaa lagu dhihi): Dhadhami (Cadaabka), Waxaad (iska yeeleysay) inaad tahay adkaadaha, sharafta leh.

Abdullah Hasan Yaqoub

(waxaana lagu dhihi) dhadhami (Cadaabka) waxaad tahay adkaade sharaflehe.

Mahmud Muhammad Abduh