Waxaad ku dhahdaa kuwa (Xaqa) rumeeyey inay iska dhaafaan kuwa aan ka rajo qabin Ayaamaha Alle, si uu ugu abaal mariyo qolo waxay kasbadeen.
Al-Jathiyah 45:14
Compare 2 Somali translations
قُلْ لِلَّذِينَ آمَنُوا يَغْفِرُوا لِلَّذِينَ لَا يَرْجُونَ أَيَّامَ اللَّهِ لِيَجْزِيَ قَوْمًا بِمَا كَانُوا يَكْسِبُونَ
DragHold to move · × to hide
waxaad u dhahdaa kuwa rumeeyey u dhaafa kuwaan ka yaabayn ciqaabta Eebe si uu uga abaal mariyo qoom waxay kasbadeen.