Al-Ahqaf 46:13

Compare 2 Somali translations

إِنَّ الَّذِينَ قَالُوا رَبُّنَا اللَّهُ ثُمَّ اسْتَقَامُوا فَلَا خَوْفٌ عَلَيْهِمْ وَلَا هُمْ يَحْزَنُونَ

القرآن الكريم

DragHold to move · × to hide

Hubaal, kuwa yidhaahda: Rabbigayo waa Allaah, markaas toosnaada, ma aha cabsi dushooda, mana murugoonayaan.

Abdullah Hasan Yaqoub

kuwa yidhi Eebahanno waa Alle haddana toosnaaday cabsi iyo murugi midna ma arkaan.

Mahmud Muhammad Abduh