Muhammad 47:22

Compare 2 Somali translations

فَهَلْ عَسَيْتُمْ إِنْ تَوَلَّيْتُمْ أَنْ تُفْسِدُوا فِي الْأَرْضِ وَتُقَطِّعُوا أَرْحَامَكُمْ

القرآن الكريم

DragHold to move · × to hide

Ma laga yaabaa haddaad (Xaqa) ka jeesataan, inaad fasahaadisaan arlada, oo goysaan qaraabadiinna?

Abdullah Hasan Yaqoub

Amaad mudantihiin haddaad xaqa (Jahaadka) ka jeedsataan inaad fasaadisaan dhulka, Qaraabadiinnana goysaan.

Mahmud Muhammad Abduh