Al-Hadid 57:11

Compare 2 Somali translations

مَنْ ذَا الَّذِي يُقْرِضُ اللَّهَ قَرْضًا حَسَنًا فَيُضَاعِفَهُ لَهُ وَلَهُ أَجْرٌ كَرِيمٌ

القرآن الكريم

DragHold to move · × to hide

Waa kuma kan amaahinaya Alle amaah wanaagsan, markaas uu u labolaabo (ajarka), wuxuuna siin abaalgud wanaagsan (Janno).

Abdullah Hasan Yaqoub

Waa kuma kan Eebe amaah wanaagsan amaahin (wax bixin) oo markaas uu u laablaabo, Ajri wanaagsanna hela.

Mahmud Muhammad Abduh