Al-Hadid 57:22

Compare 2 Somali translations

مَا أَصَابَ مِنْ مُصِيبَةٍ فِي الْأَرْضِ وَلَا فِي أَنْفُسِكُمْ إِلَّا فِي كِتَابٍ مِنْ قَبْلِ أَنْ نَبْرَأَهَا ۚ إِنَّ ذَٰلِكَ عَلَى اللَّهِ يَسِيرٌ

القرآن الكريم

DragHold to move · × to hide

Ma jirto masiibo ku dhacda dhulka ama nafahiinna oo aan ku qornayn Kitaab, ka hor inta aanu keenin ifka. Hubaal, arrinkaasi waa wax u fudud Alle.

Abdullah Hasan Yaqoub

Wixii dhib ah oo Dhulka ka dhaca ama naftiinna ku dhaca wuxuu ku sugnaaday Kitaab Abuuriddiisa ka hor, arrintaasuna waa u fududdahay Eebe.

Mahmud Muhammad Abduh