Al-An'am 6:103

Compare 2 Somali translations

لَا تُدْرِكُهُ الْأَبْصَارُ وَهُوَ يُدْرِكُ الْأَبْصَارَ ۖ وَهُوَ اللَّطِيفُ الْخَبِيرُ

القرآن الكريم

DragHold to move · × to hide

Ma koobi karaan (Alle) aragga indhuhu, Isaguse wuu koobaa Arag walba. Waana Roonaan Badanaha, Xog ogaalka ah.

Abdullah Hasan Yaqoub

Ma haleesho Aragti Isagaase Haleela Aragtida (Wuu arkaa Eebe lamase Arko adduunka) Waana wax Oge Xeeldheer.

Mahmud Muhammad Abduh