Al-Jumu'ah 62:10

Compare 2 Somali translations

فَإِذَا قُضِيَتِ الصَّلَاةُ فَانْتَشِرُوا فِي الْأَرْضِ وَابْتَغُوا مِنْ فَضْلِ اللَّهِ وَاذْكُرُوا اللَّهَ كَثِيرًا لَعَلَّكُمْ تُفْلِحُونَ

القرآن الكريم

DragHold to move · × to hide

Markase salaadda la dhammeeyo, ku kala faafa arlada, dalba Deeqda Alle, xusana Alle in badan aad liibaantaane.

Abdullah Hasan Yaqoub

Markase Salaadda la dhammeeyo Dhulka ku kala faafa, dalbana (doona) khayrka Eebe, Ilaahayna xusa in badan waxaad u dhawdihiin inaad liibaantaan.

Mahmud Muhammad Abduh