At-Tahrim 66:2

Compare 2 Somali translations

قَدْ فَرَضَ اللَّهُ لَكُمْ تَحِلَّةَ أَيْمَانِكُمْ ۚ وَاللَّهُ مَوْلَاكُمْ ۖ وَهُوَ الْعَلِيمُ الْحَكِيمُ

القرآن الكريم

DragHold to move · × to hide

Wuxuu Alle horeyba idiinku jideeyey dhaar furyo. Alle waa gargaarahiin. Waa wax walba Ogsoonaha, Xakiimka ah.

Abdullah Hasan Yaqoub

Eebe waa idiin caddeeyey waxa dhaartiinnu ku xalaaloobi, Eebena waa gargaarihiinna, waana wax walba oge falsan.

Mahmud Muhammad Abduh