Al-A'raf 7:140

Compare 2 Somali translations

قَالَ أَغَيْرَ اللَّهِ أَبْغِيكُمْ إِلَٰهًا وَهُوَ فَضَّلَكُمْ عَلَى الْعَالَمِينَ

القرآن الكريم

DragHold to move · × to hide

(Muuse) wuxuu yidhi: Ma waxaan idiin doonaa ilaah kale aan aheyn Alle, isagoo idinka faddilay caalamka.

Abdullah Hasan Yaqoub

Wuxuu yidhi ma wax Eebe ka soo hadhay yaan Ilaahnimo idiinka doonaa isagoo Caalamkan (Jooga) idinka Fadilay.

Mahmud Muhammad Abduh