Al-A'raf 7:174

Compare 2 Somali translations

وَكَذَٰلِكَ نُفَصِّلُ الْآيَاتِ وَلَعَلَّهُمْ يَرْجِعُونَ

القرآن الكريم

DragHold to move · × to hide

Sidaasaan u caddeynaa Aayadaha iyo inay u soo laabtaan (Xaqa).

Abdullah Hasan Yaqoub

Saasaanu Caddaynaa Aayaadka iyo inay u Noqdaan Xaqa.

Mahmud Muhammad Abduh