Al-A'raf 7:34

Compare 2 Somali translations

وَلِكُلِّ أُمَّةٍ أَجَلٌ ۖ فَإِذَا جَاءَ أَجَلُهُمْ لَا يَسْتَأْخِرُونَ سَاعَةً ۖ وَلَا يَسْتَقْدِمُونَ

القرآن الكريم

DragHold to move · × to hide

Ummad walba (oo gaalowda) waxay leedahay ajal 'muddo' go’an (halaaggooda); markay ajashoodu timaaddona kama dib dhacaan saacadna, kamana soo hor maraan.

Abdullah Hasan Yaqoub

Ummadkasta waxaa u sugnaaday Ajal (Muddo) markay Timaaddo Ajashuna kama dibmaraan Saacad kamana hor maraan.

Mahmud Muhammad Abduh