Al-Jinn 72:3

Compare 2 Somali translations

وَأَنَّهُ تَعَالَىٰ جَدُّ رَبِّنَا مَا اتَّخَذَ صَاحِبَةً وَلَا وَلَدًا

القرآن الكريم

DragHold to move · × to hide

Waxaa sarreeya Sharafta iyo Haybadda (Alle) Rabbigeen, ma uusan yeelan xaas iyo ilmo midna.

Abdullah Hasan Yaqoub

Waxaana Sarreeya sharafta Eebeheen, mana yeelan haweenay iyo ilmo midna.

Mahmud Muhammad Abduh