Al-Insan 76:2

Compare 2 Somali translations

إِنَّا خَلَقْنَا الْإِنْسَانَ مِنْ نُطْفَةٍ أَمْشَاجٍ نَبْتَلِيهِ فَجَعَلْنَاهُ سَمِيعًا بَصِيرًا

القرآن الكريم

DragHold to move · × to hide

Waxaanu xaqiiq ka abuurnay Aadmiga dhibic mani ah isku dhafanta, si aynu u imtixaanno, markaas waxaan ka yeellay mid wax maqla, wax arka.

Abdullah Hasan Yaqoub

Annagaa ka abuuray dadka dhibic isku Dheehan, Imtixaan Dartiis, waxaana ka yeellay wax maqle wax arka ah.

Mahmud Muhammad Abduh