Al-Anfal 8:5

Compare 2 Somali translations

كَمَا أَخْرَجَكَ رَبُّكَ مِنْ بَيْتِكَ بِالْحَقِّ وَإِنَّ فَرِيقًا مِنَ الْمُؤْمِنِينَ لَكَارِهُونَ

القرآن الكريم

DragHold to move · × to hide

Siduu Rabbigaa kaaga soo saaray gurigaaga si xaq ah, inkastoo qaar ka mid ah mu’miniinta ay kahanayeen.

Abdullah Hasan Yaqoub

Siduu Kaaga Bixiyey Eebaha Gurigaaga si Xaq ah (Jahaad) Koox Mu'miniinta ka mida way Nacayeen.

Mahmud Muhammad Abduh