Al-Anfal 8:68

Compare 2 Somali translations

لَوْلَا كِتَابٌ مِنَ اللَّهِ سَبَقَ لَمَسَّكُمْ فِيمَا أَخَذْتُمْ عَذَابٌ عَظِيمٌ

القرآن الكريم

DragHold to move · × to hide

Haddaanu jiri lahayn xukun xagga Alle ah ee hore uu u gooyey, waxaa idinku soo gaari lahaa waxaad qaadateen cadaab daran.

Abdullah Hasan Yaqoub

Hadduusan Jirin Kitaab Eebe oo horreeyey waxaa idin taaban lahaa waxaad qaadateen Darteed Cadaab wayn.

Mahmud Muhammad Abduh