At-Tawbah 9:125

Compare 2 Somali translations

وَأَمَّا الَّذِينَ فِي قُلُوبِهِمْ مَرَضٌ فَزَادَتْهُمْ رِجْسًا إِلَىٰ رِجْسِهِمْ وَمَاتُوا وَهُمْ كَافِرُونَ

القرآن الكريم

DragHold to move · × to hide

Kuwase quluubta ka buka, waxay u kordhisaa fadaro 'ka badan' fadaradoodii, waxayna dhintaan iyagoo gaalo ah.

Abdullah Hasan Yaqoub

kuwa quluubta ka bukase waxay u kordhisaa xuman xumaantoodii (Kale) wayna dhintaan iyagoo gaalo ah.

Mahmud Muhammad Abduh