Yunus 10:42

Compare 2 Somali translations

وَمِنْهُمْ مَنْ يَسْتَمِعُونَ إِلَيْكَ ۚ أَفَأَنْتَ تُسْمِعُ الصُّمَّ وَلَوْ كَانُوا لَا يَعْقِلُونَ

القرآن الكريم

DragHold to move · × to hide

Waxaa ka mid ah kuwo ku dhageysta, ma adigaase wax maqalsiin kara dhagoolaha iyagoon wax fahmeyn?

Abdullah Hasan Yaqoub

waxaa ka mida gaalada kuwo ku dhagaysan ma adaa wax maqashiin kara mid dhaga la' oon wax kasayn.

Mahmud Muhammad Abduh