Yunus 10:43

Compare 2 Somali translations

وَمِنْهُمْ مَنْ يَنْظُرُ إِلَيْكَ ۚ أَفَأَنْتَ تَهْدِي الْعُمْيَ وَلَوْ كَانُوا لَا يُبْصِرُونَ

القرآن الكريم

DragHold to move · × to hide

Waxaana ka mid ah kuwo ku soo eega, ma adigaase ku toosin kara waddada indhoolaha iyagoon wax arkayn?

Abdullah Hasan Yaqoub

waxaana ka mida mid ku soo dhawri ma adaa toosin kara mid indha la' oon wax arkayn.

Mahmud Muhammad Abduh