أَلْهَاكُمُ التَّكَاثُرُ
Waxaa idin shuqliya (dadow) adduun badsi (iyo isu faan).
بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ
Waxaan Ku billaabi Magaca Alle, Naxariistaha (Naxariis guud ahaaneed), Naxariista badan.
أَلْهَاكُمُ التَّكَاثُرُ
Waxaa idin shuqliya (dadow) adduun badsi (iyo isu faan).
حَتَّىٰ زُرْتُمُ الْمَقَابِرَ
Ilaa aad siyaarataan qubuuraha (macnaha dhimataan oo la idinku aaso).
كَلَّا سَوْفَ تَعْلَمُونَ
Mayee! Waad ogaan doontaan.
ثُمَّ كَلَّا سَوْفَ تَعْلَمُونَ
Misna, mayee! Waad ogaan doontaan.
كَلَّا لَوْ تَعْلَمُونَ عِلْمَ الْيَقِينِ
Mayee! haddaad og tihiin ogaansho dhab ah.
لَتَرَوُنَّ الْجَحِيمَ
6.Waxaad hubaal arki Naarta ololka badan.
ثُمَّ لَتَرَوُنَّهَا عَيْنَ الْيَقِينِ
Markaas waxaad u ark si yaqiin leh.
ثُمَّ لَتُسْأَلُنَّ يَوْمَئِذٍ عَنِ النَّعِيمِ
Waxaana Maalintaa la idin weydiin Nicmooyinkii (Alle idinku galladeystay).