وَالْعَصْرِ
Waxaan ku dhaartay waqtiga.
بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ
Waxaan Ku billaabi Magaca Alle, Naxariistaha (Naxariis guud ahaaneed), Naxariista badan.
وَالْعَصْرِ
Waxaan ku dhaartay waqtiga.
إِنَّ الْإِنْسَانَ لَفِي خُسْرٍ
Hubaal Aadmigu wuxuu ku sugan yahay khasaaro dhan.
إِلَّا الَّذِينَ آمَنُوا وَعَمِلُوا الصَّالِحَاتِ وَتَوَاصَوْا بِالْحَقِّ وَتَوَاصَوْا بِالصَّبْرِ
Kuwa (Xaqa) rumeeyey mooyee oo samaha fala, ee isu dardaraama Xaqa (iyo caddaalad falka), isuna dardaarama sabarka (iyo sugnaanta).