Plenty · al-Kawthar · سورة الكوثر · 3 ayahs

بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ

Waxaan Ku billaabi Magaca Alle, Naxariistaha (Naxariis guud ahaaneed), Naxariista badan.

إِنَّا أَعْطَيْنَاكَ الْكَوْثَرَ

Waxaanu xaqiiq ku siinnay (Nabi Muxammadow) Al-Kawthar (webi ah Jannada iyo khayr tiro badan).

فَصَلِّ لِرَبِّكَ وَانْحَرْ

Ee u tuko Rabbigaa Dartiis, (oo u) gawrac xoolo (adigoo Isaga Keliya Magaciisa ku xusi, uguna dhowaan).

إِنَّ شَانِئَكَ هُوَ الْأَبْتَرُ

3.Hubaal nacabkaaga waa kan cidhib go’i.