أَرَأَيْتَ الَّذِي يُكَذِّبُ بِالدِّينِ
Ka warran kan beeniya is abaal marinta (Aakhiro).
بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ
Waxaan Ku billaabi Magaca Alle, Naxariistaha (Naxariis guud ahaaneed), Naxariista badan.
أَرَأَيْتَ الَّذِي يُكَذِّبُ بِالدِّينِ
Ka warran kan beeniya is abaal marinta (Aakhiro).
فَذَٰلِكَ الَّذِي يَدُعُّ الْيَتِيمَ
Kaasu waa kan ula dhaqma agoonta si qallafsan.
وَلَا يَحُضُّ عَلَىٰ طَعَامِ الْمِسْكِينِ
Oo aan ku dhiirra gelin (dadka) quudinta miskiinka.
فَوَيْلٌ لِلْمُصَلِّينَ
Waxaa hoog leh kuwaa tukada (munaafiqiinta ah),
الَّذِينَ هُمْ عَنْ صَلَاتِهِمْ سَاهُونَ
Ee ka dhoohan salaaddooda (ka dib dhiga waqtiyadooda).
الَّذِينَ هُمْ يُرَاءُونَ
Kuwaasoo u fala (samaha) si loo arko.
وَيَمْنَعُونَ الْمَاعُونَ
U diida (dadka) maacuunta (waxyaalaha yar yar ee laysugu kaalmeeyo, zako iyo sadaqo iyaga warkoodba daaye).