Hud 11:106

Compare 2 Somali translations

فَأَمَّا الَّذِينَ شَقُوا فَفِي النَّارِ لَهُمْ فِيهَا زَفِيرٌ وَشَهِيقٌ

القرآن الكريم

DragHold to move · × to hide

Ma kuwa hoogay waxay ku sugnaan Naar; waxay ku leeyihiin dhexdeeda cartan iyo hiinraag.

Abdullah Hasan Yaqoub

kuwa xumaadayna naarbay gali dhexdeedayna ku hiinraagi kuna qaylyi.

Mahmud Muhammad Abduh