Hud 11:107

Compare 2 Somali translations

خَالِدِينَ فِيهَا مَا دَامَتِ السَّمَاوَاتُ وَالْأَرْضُ إِلَّا مَا شَاءَ رَبُّكَ ۚ إِنَّ رَبَّكَ فَعَّالٌ لِمَا يُرِيدُ

القرآن الكريم

DragHold to move · × to hide

Iyagoo ku waari dhexdeeda intay jiraan samooyinka iyo arladu, wuxuu Rabbigaa doono maahee. hubaal, Rabbigaa waa falaha wuxuu doono.

Abdullah Hasan Yaqoub

iyagoo ku waari inta samooyinku jiraan iyo dhulku wuxuu Eebe doono mooyee, Eebahaana wuxuu doonuu falaa.

Mahmud Muhammad Abduh