Thorns · al-Masad · سورة المسد · 5 ayahs

بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ

Waxaan Ku billaabi Magaca Alle, Naxariistaha (Naxariis guud ahaaneed), Naxariista badan.

تَبَّتْ يَدَا أَبِي لَهَبٍ وَتَبَّ

Ha hoogeen labada gacmood ee Abuu-Lahab, hoogyeyna.

مَا أَغْنَىٰ عَنْهُ مَالُهُ وَمَا كَسَبَ

Waxna uma tarin maalkiisa iyo wuxuu kasbaday.

سَيَصْلَىٰ نَارًا ذَاتَ لَهَبٍ

Wuxuu geli oo ku guban Naar olol badan.

وَامْرَأَتُهُ حَمَّالَةَ الْحَطَبِ

Iyo marwadiisuba, xaabo siddada ah, (xanta, xinta iyo dirdirada badan),

فِي جِيدِهَا حَبْلٌ مِنْ مَسَدٍ

Qoorteeda waxaa la yeeli xadhig adag xaskul la soohay (oo Naar) ah.