قُلْ هُوَ اللَّهُ أَحَدٌ
Dheh: Allaah waa Mid Keliya.
بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ
Waxaan Ku billaabi Magaca Alle, Naxariistaha (Naxariis guud ahaaneed), Naxariista badan.
قُلْ هُوَ اللَّهُ أَحَدٌ
Dheh: Allaah waa Mid Keliya.
اللَّهُ الصَّمَدُ
Allaah waa Sayidka Deeqtoon.
لَمْ يَلِدْ وَلَمْ يُولَدْ
Ma dhalin, lamana dhalin.
وَلَمْ يَكُنْ لَهُ كُفُوًا أَحَدٌ
Mana jiro axad u dhigma.