Al-Hijr 15:1

Compare 2 Somali translations

الر ۚ تِلْكَ آيَاتُ الْكِتَابِ وَقُرْآنٍ مُبِينٍ

القرآن الكريم

DragHold to move · × to hide

Alif Laam Raa. Kuwakani waa Aayadaha Kitaabka, oo Qur'aan ah ay cad yihiin (Aayadahiisu).

Abdullah Hasan Yaqoub

Xarfaha hore waa la soo sheegay Macnahooda, Kuwana waa Aayadaha Kitaabka iyo Quraanka cad.

Mahmud Muhammad Abduh