Al-Hijr 15:2

Compare 2 Somali translations

رُبَمَا يَوَدُّ الَّذِينَ كَفَرُوا لَوْ كَانُوا مُسْلِمِينَ

القرآن الكريم

DragHold to move · × to hide

Wax badan bay kuwa gaalooba jecleysan doonaan (Aakhirada) inay ahaayeen Muslimiin.

Abdullah Hasan Yaqoub

Wax badanbay tamanin (Jeclaan) kuwii Gaaloobay (Aakhiro) inay Muslimiin ahaadaan (adduunkii).

Mahmud Muhammad Abduh